{"id":4195,"date":"2023-03-27T13:07:21","date_gmt":"2023-03-27T10:07:21","guid":{"rendered":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/?p=4195"},"modified":"2024-05-19T13:15:49","modified_gmt":"2024-05-19T10:15:49","slug":"shirka-gudiga-fulinta-xiriirka-soomaaliyeed-ee-kubadda-cagta-oo-maanta-qabsoomay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/shirka-gudiga-fulinta-xiriirka-soomaaliyeed-ee-kubadda-cagta-oo-maanta-qabsoomay\/","title":{"rendered":"Shirka gudiga fulinta Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta oo maanta qabsoomay."},"content":{"rendered":"<p>Guddiga Fulinta xiriirka kubbadda cagta dalka ayaa maanta yeeshay shirkiisii ugu horeeyay tan iyo markii la doortay gudiga fulinta cusub bishii lasoo dhaafay.<\/p>\n<p>Gudoomiyaha xiriirka soomaaliyeed ee kubadda cagta mudane Cali Cabdi Maxamed, ayaa sida dastuuriga ah shir gudoomiyay shirkii maanta iyadoo Shirka ay soo xaadireen dhamaan xubnaha gudiga Fulinta iyo Xoghayaha Guud.<\/p>\n<p>Shirka ayaa looga hadlay Agendayaal fara badan oo xooga lagu saaray arimaha soo socdo:<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>1. Sameynta Jadwal ciyaareedka horyaalada Dalka oo kala ahaa<\/strong><\/p>\n<p>\u2013 horyaalka Somali Premier League<\/p>\n<p>\u2013 Horyaalka Heerka 2aad ee Soomaaliya<\/p>\n<p>\u2013 koobka General Da\u2019ud Cup<\/p>\n<p>\u2013 Tartanka ciyaaraha Maamul Goboleedyadda<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>2. Ciyaaraha Xulka qaran ka ee sanadaha 2023-2024<\/strong><\/p>\n<p>\u2013 AFCON Q 2025 Guinea<\/p>\n<p>\u2013 World Cup 2026 isreeb reebkisa oo la ciyaari doono 2024<\/p>\n<p>\u2013 FIFA Arab Cup oo la ciyaari doono Sanadkaan 2023 TBC ( wali lama soo saarin jadwalkisa saxda ah)<\/p>\n<p>\u2013 FIFA International Window ciyaaraha saaxibtinimadsa sanadkaan inta ka dhiman 2023<\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><strong>3. Kooxda Xulka Qaran ka U17<\/strong><\/p>\n<p>Waxa iyadana la go\u2019amiyau in Xulka Qaranka U17 ka lagu xareeyo labadda waddan ee kala ah mid Tunisia\/Algeria si eey u helaan lana qabsaddaan Cimiladda heerla Sare ee Waddanka Algeria xagga diyaargarowga Ciyaartoyda.<\/p>\n<p>Si la mid ah in la hubiyo dhamaan Ciyaartoyda lana marsiiyo tijaabadda MRI ka sii loo hubiyo da\u2019dooda.<\/p>\n<p>In horyaalka Somali Premier league uu la bilaabo waqti ugu dhaw sanadkaan bilowga isbuuca 1aad ee Bisha June 2023.<\/p>\n<p>In loo yeero Macalimiinti hogaamineyasay Xulka qaran Cayaarihii CHAN Q 2023 ee ka soo jeeda waddan ka Morocco, iyadoo si rasmi loo soo saari doono warka ku saabsan Macalimiinta oo faahfaahsan.<\/p>\n<p>Shirka oo ah ahaa shirki 1aad ee Gudiga Fulinta xilli shireedka Gudiga Fulinta ee SFF oo ah sanadki 4 jeer oo noqoneysa (Quarter meeting).<\/p>\n<p>Shirka ayaana ku soo dhamaaday si wanaagsan iyadoo si dastuurka waafaqsan looga dooday Dhamaan qodobadii Shirka.<\/p>\n<p>Waaxda warfaafinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubbadda Cagta.<br \/>\nEmail: media@footballsomalia.so<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Guddiga Fulinta xiriirka kubbadda cagta dalka ayaa maanta yeeshay shirkiisii ugu horeeyay tan iyo markii la doortay gudiga fulinta cusub [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":4198,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"","ast-site-content-layout":"default","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","theme-transparent-header-meta":"default","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"set","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"footnotes":""},"categories":[9],"tags":[],"class_list":["post-4195","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4195","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=4195"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/4195\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/4198"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=4195"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=4195"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=4195"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}