{"id":5066,"date":"2010-03-10T10:34:22","date_gmt":"2010-03-10T07:34:22","guid":{"rendered":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/?p=5066"},"modified":"2024-05-20T14:35:19","modified_gmt":"2024-05-20T11:35:19","slug":"tababarka-garsoorayaasha-soomaaliya-oo-ka-furmaya-jabuuti","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/tababarka-garsoorayaasha-soomaaliya-oo-ka-furmaya-jabuuti\/","title":{"rendered":"Tababarka garsoorayaasha Soomaaliya oo ka furmaya Jabuuti"},"content":{"rendered":"<p>Tababar heer caalami ah oo uu bixinayo ururka FIFA ayaa maalinta sabtida ah ee inasoo aadan ka furmaya dalka Jabuuti,sidaasina waxaa maanta saxaafada u sheegay xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta cabdi Qani Saciid carab oo hada ku sugan dalka Jabuuti.<\/p>\n<p>Xoghayaha guud waxaa uu sheegay in tababarkan oo qeyb ka ah barnaamijka WIN IN AFRICA WITH AFRICA uu qabsoomi doona inta u dhexeysa 13-17 march,kasoo ah tababarkii labaad oo heer caalami ah oo Soomaaliya ay ka hesho FIFA muddo lix bilood ah.<\/p>\n<p>\u201cDhaadkii bishii Cotober ee sanadkii tagay waxaanu helnay tababar ay ka qeyb galeen 30 macalin ooka mida macalimiinta kubada cagta Soomaaliya hadana waxaanu qabanaynaa tababarka garsooreyaasha\u201dayuu yiri xoghayaha guud oo sheegay in ka hor koobka aduunka ee sanadkan sidoo kale Soomaaliya loo qaban doono tababar xaga maamulka ah oo ay ka qeyb geli doonaan madaxda naadiyada dalka ka dhisan.<\/p>\n<p>\u201cWaxaa ay ahayd in tababarkan lagu qabto dalka gudihiisa laakin xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu dalka kuma marti gelin karo macalimiin caalami ah sababtuna waxaa ay tahay xaaladaha amaan darro iyo dagaalada joogtada ah ee dalka ka jira oo u dhexeeya dowlada iyo AMISOM oo dhinac ah iyo Islaamiyiinta oo dhinaca kale kasoo jeeda sidaa darteed waxaanu go\u2019aaminay in dalka aanu walaalaha nahay ee Jabuuti lagu qabto\u201dayuu yiri xoghayaha guud.<\/p>\n<p>Iyadoo kubada cagta soomaaliya ay waajahayso dhibaatooyinkii ugu darnaa ee abid soo wajaha isla markaana garoonkii ugu weynaa dalka Soomaaliya uu isu badalay xero ciidan ayaa hadana madaxda xiriirku waxaa ay sheegeen in ay ka go\u2019antahay in la horumriyo kubada cata Soomaaliya wax kastaba ha ku qaadatee.<\/p>\n<p>Garoonka stadium Muqsisho oo dowlada shiinuhu dhistay sanadkii 1978-kii ayaa waxaa uu bari ahaan jiray garoonka ugu weyn uguna quruxda badan Afrika iyo dunida carabta laakin nasiib darro waxaa uu maanta yahay garoonka ugu muuqaalka xun caalamka oo dhan iyadoo sababtuna ay tahay dagaalada raagay ee ka jira dalka sharci la\u2019aantu la dagtay ee soomaaliya.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Tababar heer caalami ah oo uu bixinayo ururka FIFA ayaa maalinta sabtida ah ee inasoo aadan ka furmaya dalka Jabuuti,sidaasina [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5073,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"","ast-site-content-layout":"default","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","theme-transparent-header-meta":"default","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"set","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"footnotes":""},"categories":[43],"tags":[],"class_list":["post-5066","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-tababarro"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5066","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5066"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5066\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5073"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5066"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5066"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5066"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}