{"id":5085,"date":"2010-03-15T14:41:15","date_gmt":"2010-03-15T11:41:15","guid":{"rendered":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/?p=5085"},"modified":"2024-05-20T14:42:09","modified_gmt":"2024-05-20T11:42:09","slug":"garsooreyaasha-ku-cagta-soomaaliya-oo-tababar-loo-furay","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/garsooreyaasha-ku-cagta-soomaaliya-oo-tababar-loo-furay\/","title":{"rendered":"Garsooreyaasha ku\/cagta Soomaaliya oo tababar loo furay"},"content":{"rendered":"<p>Iyadoo cayaarta kubada cagtu ay wali tahay tan loogu jecelyahay dalka Soomaaliya ayaa waxaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu hir geliyay tababarkii labaad oo qeyb ka ah barnaamijka loogu magac daray Win in Africa with Africa oo Soomaaliya ay ka hesho FIFA,tababarkaas oo sabtidii ka furmay dalka Jabuuti.<br \/>\nMunaasabadii furitaanka tababarkan ayaa waxaa joogay sarkaal sare oo ka socda xafiiska horumarinta FIFA ee magaalada Qaahira Caamir Muxeyb<\/p>\n<p>Inta uu socdo tababarkan oo high level ah ayaa waxaa macalin ka socda FIFA oo lagu magacaaboJoseph Wellington oo u dhashay dalka Ghana uu garsooreyaasha Soomaliyeed siin doonaa casharo ku aadan wax ka opgaashaha qawaaniintii ugu dambeysay ee kusoo kordhay garsoorka kubada cagta aduunka,sida uu munaasabada furitaanka ka sheegay xoghayaha guud ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubad acagta Cabdi Qani Saciid Carab.<\/p>\n<p>Khudbadii uu k a jeediyay furitaankii tababarkan ayaa xoghaye Cabdi Qani waxaa uu ku sheegay in FIFA ay tixgelin gaar ahaaneed siisay Soomaaliya maadaama tababarkan oo xiriirada loogu qabto dalalkooda Soomaaliya loogu qabanayo dalka dibadiisa, iyadoo sababtuna ay tahay ka go\u2019naashaha ay FIFA ka go\u2019antahay in ay horumariso kubada cagta dalka Soomaaliya xitaa iyadoo dalka aanay nabadi ka jirin.<\/p>\n<p>\u201ciyadoo aan loo eegeynin xaaladaha adag ee Soomaaliya ku sugantahay, wali kama aanan niyad jebin in aanu horay u suocono,maantana waxaanu halkan ku heynaa garsooreyaal gabdho ah,iyadoo taariikhda kubada cagta Soomaaliya aanay horay u dhicin gabdho in loo diro tababarkan oo kale oo heer caalami ah\u201dayuu yiri xoghayaha guud ee kubada cagta Soomaaliya.<\/p>\n<p>Tababarkan heerka caalami ah ayaa noqonaya kii ugu horeeyay ee ceynkiisa ah oo loo qabto Soomaaliya oo tiro intaa<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Iyadoo cayaarta kubada cagtu ay wali tahay tan loogu jecelyahay dalka Soomaaliya ayaa waxaa xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu uu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5086,"comment_status":"open","ping_status":"open","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"","ast-site-content-layout":"default","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","theme-transparent-header-meta":"default","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"set","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"footnotes":""},"categories":[43],"tags":[],"class_list":["post-5085","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-tababarro"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5085","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5085"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5085\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5086"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5085"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5085"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5085"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}