{"id":5624,"date":"2024-09-30T22:17:28","date_gmt":"2024-09-30T19:17:28","guid":{"rendered":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/?p=5624"},"modified":"2024-09-30T22:18:11","modified_gmt":"2024-09-30T19:18:11","slug":"waxaa-maanta-xarunta-xiriirka-kubadda-cagta-soomaaliya-ka-dhacay-shirka-3-biloodlaha-ah-ee","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/waxaa-maanta-xarunta-xiriirka-kubadda-cagta-soomaaliya-ka-dhacay-shirka-3-biloodlaha-ah-ee\/","title":{"rendered":"Waxaa maanta xarunta Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ka dhacay Shirka 3-biloodlaha ah ee&#8230;"},"content":{"rendered":"<p><strong>Shirka 3-biloodlaha Guddiga Fulinta<\/strong><\/p>\n<p>Waxaa maanta xarunta Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ka dhacay Shirka 3-biloodlaha ah ee Guddiga Fulinta kaas oo looga dooday qodobo muhiim ah oo ku saabsan hormarka kubadda cagta dalka.<\/p>\n<p>Ugu horreyn Madaxweynaha Xiriirka Kubadda Cagta Mudane Cali Cabdi Maxamed ayaa hadal kooban ka jeediyay shirka ka hor inta aysan xubnaha ka qeybgalay isla qaadan dhawr qodob oo muhiim ah.<\/p>\n<p><strong>Waxaa warbixin kooban laga dhageystay Gudoomiyaha arrimaha kubadda cagta heer maamul goboleed iyadoo si faah-faahsan looga hadlay.<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>\u00a0Dhismaha Maamul Ururada Kubadda Cagta M\/ Goboleedyada<\/li>\n<li>\u00a0Doorashooyinka Ururadda Kubadda Cagta M\/ Goboleedyada<\/li>\n<li>Qoraalka dhawaan kasoo baxay Ururadda Kubadda Cagta M\/ Goboleedyada<\/li>\n<\/ul>\n<p>Sidoo kale Barnaamijka Abaalmarinta kubadda cagta (Somali Football Awards) ayey hirgalintiisa isla qaateen xubnahii kasoo qeybgalay shirka.<\/p>\n<p><strong>Dhinaca Horyaalada, waxaa si adag looga dooday horyaalka heerka labaad ee dalka fasalka 2023\/2024<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>\u00a0Ciyaarta kala baxa ah ee (Play off Match)<\/li>\n<li>\u00a0Madbacadda vs Somali Fruit<\/li>\n<\/ul>\n<p><strong>Waxaa intaas dheer in go\u2019aan laga gaaray jadwalkaga ciyaaraha sanad ciyaareedka 2024\/2025<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>Horyaalka heerka 1-aad 2024\/2025<\/li>\n<li>\u00a0Horyaalka heerka 2-aad 2024\/2025<\/li>\n<li>\u00a0Koobka Janaraal Daa\u2019uud<\/li>\n<\/ul>\n<p><strong>Horyaalka dhalinyarada 15-jirada &amp; 17-jirada ayaa isna ka mid ahaa qodobada looga hadlay shirka, waxaana la isla qaatay in laba heer loo sameeyo.<\/strong><\/p>\n<ul>\n<li>\u00a0Horyaalka heerka 1-aad (U17)<\/li>\n<li>\u00deHoryaalka heerka 2-aad (U15)<\/li>\n<\/ul>\n<p>Ugu dambeyntiina xubnaha guddiga fulinta waxey isla qaateen lana qorsheeyay qaabka laga yeelayo Xulka Qaranka 17-jirada oo ka qeybgalaya isreeb-reebka Koobka Qaramada Afrika ee dalalka Bariga iyo Bartamaha Afrika (14-ka ilaa 29-ka) December 2024.<\/p>\n<p>Xubnaha waxey isku raaceen hanaanka diyaarinta xulka qaranka 17-jirada iyadoo ay xaadir ahaayeen shaqaalaha farsamada xulka qaranka 17-jirada.<\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>Shirka 3-biloodlaha Guddiga Fulinta Waxaa maanta xarunta Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya ka dhacay Shirka 3-biloodlaha ah ee Guddiga Fulinta kaas [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":5625,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"","ast-site-content-layout":"default","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","theme-transparent-header-meta":"default","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"set","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"footnotes":""},"categories":[9],"tags":[],"class_list":["post-5624","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-wararka"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5624","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=5624"}],"version-history":[{"count":0,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/5624\/revisions"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/5625"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=5624"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=5624"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=5624"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}