{"id":6021,"date":"2026-03-23T02:50:26","date_gmt":"2026-03-22T23:50:26","guid":{"rendered":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/?p=6021"},"modified":"2026-04-26T22:16:39","modified_gmt":"2026-04-26T19:16:39","slug":"guddiga-aadaabta-iyo-anshaxa-xkcs","status":"publish","type":"post","link":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/guddiga-aadaabta-iyo-anshaxa-xkcs\/","title":{"rendered":"GUDDIGA AADAABTA IYO ANSHAXA XKCS&#8230;.."},"content":{"rendered":"<h3>UJEEDDO: Go\u2019aan Anshax Marin, Si Waafaqsan Qod. 97 XA&amp;A ee XKCS<\/h3>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><\/p>\n<p><strong>\u00a0<\/strong><strong><u>DULUCDA<\/u><\/strong> <strong><u>EEDDA<\/u><\/strong> <strong><u>(STATEMENT<\/u><\/strong> <strong><u>OF<\/u><\/strong> <strong><u>CHARGES)<\/u><\/strong><\/p>\n<p>Eedeysanaha waxaa lagu soo oogay eedeymaha hoos ku xusan, kuwaas oo ka hor imanaya xeerarka iyo habraacyada Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliyeed (XKCS):<\/p>\n<ol>\n<li>In uu ku kacay been abuur sameyn dukuminti ah, taas oo dhaawacaysa hufnaanta iyo kalsoonida hay\u2019adda.<\/li>\n<li>In uu isticmaaleen dukuminti been abuur ah si uu u gaaro dano gaar ah, fal ka soo horjeeda mabaa\u2019di\u2019da cadaaladda iyo maamulka suuban.<\/li>\n<li>In uu abaabulay shirar lagu duminaayo XKCS, taas oo jebinaysa nidaamka maamulka iyo kala dambeynta hay\u2019adda.<\/li>\n<li>In uu sameeyay xeerar aan loo marin habraaca dastuuriga ah ee XKCS, taas oo lid ku ah nidaamka sharciyadeed ee jira.<\/li>\n<li>In uu ku kacay falal ka hor imanaya ujeeddooyinka iyo hadafyada XKCS, kuwaas oo dhaawacaya sumcadda iyo danaha guud ee xiriirka<\/li>\n<\/ol>\n<h2>BAARISTA GUDDIGA<\/h2>\n<p>Guddiggu asiga oo guddanaya waajibaadkiisa ku xusan <strong>Qod. 65, 88 XA&amp;A ee XKCS, <\/strong>waxa uu gudda galay baaristiisa la xariirta warka danbi ee soo gaaray, waxa uuna raadiyay caddeymaha loo haayo jabinta la sheegay in ay dhacday, waxa uu wareysi la yeeshay soo gudbiyaha warbixinta danbiga, sida uu qabo <strong>Qod. 82<\/strong>, <strong>89 <\/strong>Xeerka Adaabta iyo Anshaxa XKCS, barista guddiga waxyaabaha uu ku ogaaday waxaa kamid ah:<\/p>\n<ol>\n<li>In eedaysane <strong>maxamed<\/strong> <strong>c\/laahi<\/strong> <strong>xaaji<\/strong> uu sameeyay dukuminti been abuur<\/li>\n<li>In Eedeysanaha Dukumintiyada xiriirka kubadda cagta uu si qaldan u<\/li>\n<li>Eedeysanaha inuu ku been abuurtay saxiixa xoghaya gud ee<\/li>\n<\/ol>\n<p>Eedeysanaha inuu rabay laba ciyaartooy inuu keeno kooxda jeenyo isagoo aan umarin habraaca sharciga ah, labada ciyaartooy waxaa lagu kala magacabaa<\/p>\n<h2>1.\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 RAYMOND KAGANDA<\/h2>\n<ol start=\"2\">\n<li><strong>DAYWRIGHT<\/strong> <strong>MAONDO<\/strong> <strong>NAMBAKA<\/strong><\/li>\n<\/ol>\n<h3>Eedda Guddigga uu u jeediyay eedeysane maxamed cabdullahi xaaji<\/h3>\n<p>Guddigga asiga oo cuskanaayaa caddeymaha uu helay iyo wareysiyada uu la yeeshay dadka xog ogaalka ah waxa uu go\u2019aansaday in uu maxamed cabdullahi xaajiku eedeeyo <strong>Qod. 43aad faqradahiisa 2 iyo 3 ee xeerka anshaxa iyo aadaabta XKCS<\/strong>, sababtoo ah eedeysanaha waxa uu sameeyay xadgudub Gabi ahaanba meesha looga saaraayo sharciyadda maamulka xariirka kubadda cagta soomaaliyeed, eeddaas oo ay Summaddeedu tahay SUMMAD: GAA\/020\/2026 kuna taariikheysan22\/03\/2026, ujeeddadeeduna tahay Eeddeyn si waafaqsan Qod. 65 XA&amp;A, nuxurka eeduna ahaa \u201cku xadgudub iyo sameyn ducomenti been abuur ah si uu ugaaro dano u gaarah.<\/p>\n<h2>OGEYSIINTA EEDDEYSANAHA DACWADDA<\/h2>\n<ol>\n<li>Guddigga ayaa dhinaca la eedeyay u gudbiyay eedda loo heysto, waxuuna u sheegay in uu xaq u leeyahay in uu nafahaantiisa iska difaaca eedda loo heysto ama uu soo wakiisho qareen ama qof asiga matala si waafaqsan <strong> 77 <\/strong>ee Xeerka Anshaxa, ogeysiintaas oo waafaqsan <strong>Qod. 75 <\/strong>ee Xeerka Anshaxa, waxaana loo diray ogeysiimaha ku kala taariikheysan:-<\/li>\n<li>Warqadda ujeedadeedu tahay ogeysiin dacwo ee summaddeedu tahay Summ: G.A.A\/021\/2026 ku taariikheysan 11\/04\/2026.<\/li>\n<li>Warqadda ujeedadeedu tahay ogeysiin dacwo ee sumaddeedu tahay Summ: G.A.A\/022\/2026 ku taariikheysan 18\/04\/2026.<\/li>\n<\/ol>\n<p>Guddigga Anshaxa iyo Aadaabta ee XKCS, waxa uu si taxadar dheeraad ah ku jiro u hubiyay in dhinaca eedeysanaha ay gaartay ogeysiista iyo muddeynta loo qabtay, taas oo u dhacday si waafaqsan <strong>Qod. 79 F1aad &amp; F2aad ee XA&amp;A<\/strong>. maadaama uusan wax jawaab ah ka bixin fariimihii aan ugu dirnay emailkiisa iyo whats Appkiisa gaarka ah. Guddigga waxaa u caddaatay in ay fariimaha ogeysiinta ah uu eedeysanahu si ula kac isaga indhatiray.<\/p>\n<h2>ASBAABTA GO\u2019AANKA<\/h2>\n<p>Guddigga Anshaxa iyo Aadaabta XKCS<\/p>\n<ol>\n<li><strong>Markuu<\/strong><strong> arkay\u00a0 <\/strong>warqada\u00a0\u00a0 warbixinta\u00a0\u00a0 kasoo\u00a0\u00a0 baxday\u00a0\u00a0 xafiiska\u00a0\u00a0 waaxda sharciyadda XKCS ee ku taariikheysan 22\/03\/2026.<\/li>\n<li><strong>Markuu<\/strong> <strong>arkay<\/strong> inuu eedeysanaha diyaar u ahayn inuu dacwo baxo<\/li>\n<li><strong>Markuu<\/strong> <strong>arkay<\/strong> cadeymanka lasoo bandhigay in ay yahiin cadayman ku filan oo go\u2019aan lagu gaari karo.<\/li>\n<li><strong>Makuu<\/strong><strong> arkay\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 <\/strong>qodobka\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 43aad\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 faqradaha\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 2\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0\u00a0 iyo3,65, 75,77,82,88,89,90\/,97xeerka anshaxa iyo aadaabta XKCS.<\/li>\n<\/ol>\n<h2>GO\u2019AANKA GUDDIGGA<\/h2>\n<p>Guddigga Anshaxa iyo Aadaabta asiga oo cuskanaaya asbaabta sare ku xusan, waxa uu cadaaday eedeysane <strong>Maxamed cabdullahi xaaji <\/strong>inuu ku xadgudbay Qod. 53aad faqaradiisa 2 iyo 3aad ee xeerka Anshaxa iyo aadaabta XKCS, waxaana lagu anshax mariyay:<\/p>\n<ol>\n<li>Mudane <strong>Maxamed Cabdullahi Xaaji <\/strong>waxaa laga mamnuucay howlaha la xariira kubadda Cagta heer kasta Muddo <strong>(1) Hal sano <\/strong><\/li>\n<li><strong>Maxamed Cabdullahi <\/strong><strong>Xaaji <\/strong>Waxa lagu ganaaxay lacag dhan <strong>$500 (shan boqol <\/strong><strong>Dollar).<\/strong><\/li>\n<li>Go\u2019aankaan waxaa ka furan Racfaan ku simman muddada uu sharcigu tilmaamay si waafaqsan qodobka qodobka 102 ee xeerka anshaxa iyo aadaabta XKCS,<\/li>\n<\/ol>\n<p>Go\u2019aankaan waxaa la gaaray maanta oo ay taariikhdu tahay <strong>23\/04\/2026.<\/strong><\/p>\n<p>&nbsp;<\/p>\n<p><a href=\"https:\/\/drive.google.com\/file\/d\/11yl2_WKeUPEWNBx_toRQwaY60R6XlW0B\/view?usp=sharing\">https:\/\/drive.google.com\/file\/d\/11yl2_WKeUPEWNBx_toRQwaY60R6XlW0B\/view?usp=sharing<\/a><\/p>\n","protected":false},"excerpt":{"rendered":"<p>UJEEDDO: Go\u2019aan Anshax Marin, Si Waafaqsan Qod. 97 XA&amp;A ee XKCS \u00a0 \u00a0DULUCDA EEDDA (STATEMENT OF CHARGES) Eedeysanaha waxaa lagu [&hellip;]<\/p>\n","protected":false},"author":1,"featured_media":6022,"comment_status":"closed","ping_status":"closed","sticky":false,"template":"","format":"standard","meta":{"site-sidebar-layout":"default","site-content-layout":"","ast-site-content-layout":"default","site-content-style":"default","site-sidebar-style":"default","ast-global-header-display":"","ast-banner-title-visibility":"","ast-main-header-display":"","ast-hfb-above-header-display":"","ast-hfb-below-header-display":"","ast-hfb-mobile-header-display":"","site-post-title":"","ast-breadcrumbs-content":"","ast-featured-img":"","footer-sml-layout":"","theme-transparent-header-meta":"default","adv-header-id-meta":"","stick-header-meta":"","header-above-stick-meta":"","header-main-stick-meta":"","header-below-stick-meta":"","astra-migrate-meta-layouts":"set","ast-page-background-enabled":"default","ast-page-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-4)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"ast-content-background-meta":{"desktop":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"tablet":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""},"mobile":{"background-color":"var(--ast-global-color-5)","background-image":"","background-repeat":"repeat","background-position":"center center","background-size":"auto","background-attachment":"scroll","background-type":"","background-media":"","overlay-type":"","overlay-color":"","overlay-gradient":""}},"footnotes":""},"categories":[53],"tags":[],"class_list":["post-6021","post","type-post","status-publish","format-standard","has-post-thumbnail","hentry","category-gudiga-anshaxa-iyo-ee-daabta"],"_links":{"self":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6021","targetHints":{"allow":["GET"]}}],"collection":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts"}],"about":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/types\/post"}],"author":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/users\/1"}],"replies":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/comments?post=6021"}],"version-history":[{"count":1,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6021\/revisions"}],"predecessor-version":[{"id":6023,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/posts\/6021\/revisions\/6023"}],"wp:featuredmedia":[{"embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media\/6022"}],"wp:attachment":[{"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/media?parent=6021"}],"wp:term":[{"taxonomy":"category","embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/categories?post=6021"},{"taxonomy":"post_tag","embeddable":true,"href":"https:\/\/footballsomalia.so\/so\/wp-json\/wp\/v2\/tags?post=6021"}],"curies":[{"name":"wp","href":"https:\/\/api.w.org\/{rel}","templated":true}]}}