Wiilasha xulka qaran Soomaaliya oo Tababar ku Qaadanayo Magaalada Dar es salaam.

Xulka qaranka kubbadda Cagta dalka Soomaaliya ee laguna naaneeso Ocean Stars oo diyaar garoow ugu jiro kulanka ay Wajahi doona dhiggoodda Eswatini isreeb reebka koobka qaramada Afrika (AFCON 2023).


Cayaartoyda Soomaaliya ayaa maanta oo isniin ah sameeyay tababar koowdii caadiga ahaa, xulka qaranka Soomaaliya ayaa 23 bishaan magaalada Dar es salaam kula ciyaari doono xulka Eswatini.

Waxaada Warfaafinta Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya

Email: footballsomalia.so