Gudoomiyaha Mogadishu city club oo qatay kaarka sanadlaha (Club license)

Kooxda kubadda cagta Mogadishu city club oo qaadatay Shahaadada iyo kaarka sanandlaha ah
ee aqoonsiga kooxaha (Club license) waxaana gudoomay guddoomiyaha kooxda Abuukar Maxamed Sheekh.