Gudiga doorashada oo maanta ku dhawaaqay qabashadda araajidda guddoonka xiriirka.

Gudiga doorashadda Xiriirka Somaliyeed ee kubadda cagta ayaa maanta ku dhawaqay qabashadda araajidda iyo diiwangalinta Musharaxiinta gudoonka Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta.

Sida ku xusan lifaaqa wareegtadda ka soo baxday Maanta gudiga Doorashadda Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda cagta oo lagu wargalinaayo Musharaxiinta u tartami doonaan gudoonka sare ee Xiriirka Soomaaliyeed ee kubadda Cagta, Iyadoo lagu wargalinaayo in eey sidaas ula socdaan lana dhowro watiga lagu cayimay qoraalka ka soo baxay gudiga Doorashada Xiriirka Soomaaliyeed kubadda Cagta.

Sida hoos ku xusan:-

Waxaada Warfaafinta Xiriirka Kubadda Cagta Soomaaliya.
Email: media@footballsomalia.so