Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Koobka Jeneral Daa'uud

Koobka Jeneral Daa’uud, waxaa uu ka mid yahay tartamada sanadlayaasha ah ee uu qabto xiriirka Soomaaliyeed ee kubada Cagta, waxaana loo qabtaa in lagu xusuusto Aabihii Ciidanka xooga dalka Soomaaliyeed Jeneral Daa’uud Cabdulle Xersi, oo ahaa aas aasihii xooga dalka Soomaaliya.

Alle ha u naxariistee Jeneral Daa’uud waxaa uu geeriyooday sanadkii 1965-kii, hase ahaatee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu waxaa uu soo bilaabay qabashada tartanka Jeneral Daa’uud sanadku markuu ahaa 1972-kii.

Tartankan oo ah kan labaad ee ugu shacbiyada badan dalka Soomaaliya marka lagasoo tago horyaalka dalka ayaa waxaa markii hore ka qeyb geli jiray 12 kooxood oo keliya, laakin iminka waa la kordhiyay tiradae ka qeyb galayaasha oo laga dhigaya 16 kooxood, kuwaas oo ka kala yimaada heerarka kala duwan ee A, B iyo C.

Naadiga Ciidanka Xooga dalka Soomaaliyed ee Horseed ayaa mar kasta ka qeybgala tartankan oo qeyb ahaan Ciidanka Xooga dalku aya taageeraan maalgelintiisa.

Somali Football Federation Media Department
Email:info@footballsomalia.so

General Da’ud Cup 2019

Standings

General Da’ud Cup 2019

PosClubMPWDLFAGDPts
16402134914
2641194513
3Geeska Afrika5311107310
443109369
55320131039
6421123-17
741218624
831115414
931112204
10412146-24
11Waxool FC311158-34
1231209903
13Rejo302125-31
14Batroolka3021210-81
15303038-50
16Jamhuuriya303029-70
Scroll to Top