Skip to main content

Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Guddiga Dhaqaalaha

Sida uu qabo dastuurka xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta Gudiga Dhaqaalaha oo ah guddi muhiim ah waxaa guddoomiye looga dhigaa guddoomiye ku xigeenka 1-aad ee xiriirka.

Guddigan oo ah guddi aad u muhiim ah waxaa xubnihiisu ay kala yihiin sida hoos ku cad

Ali Said Guled Rooble

Guddoomiye

Said Abdalla Mohamed

Xubin

Abdi Qani Said Arab

Xoghaye

Scroll to Top