Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Tartanka Horumarinta Dhalinyarada

Tartamada uu qabto xiriirka Soomaaliyeed ee Kubadda Cagta waxaa ka mid ah:
Tartanka dhalinyarada

Tartanka dhalinyarada, waa sanadle waxaana loo qabtaa dhalinyarada da’doodu u dhexeyso 8-16 sanadood.

Ujeedada ugu weyn ee tartankan loo qabtaahi waxaa ay tahay in lasoo saaro dhalinyaro aad ugu wanaagsan cayaaraha mustaqbalkana difaaca calanka iyo sharafta Soomaaliyeed.

Waajibaadka qaran ee xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta ayay ka mid tahay in sanadkiiba ugu yaraan hal mar la qabto tartanka dhallinyarada si caruurta Soomaaliyeed loogu barbaariyo kubada cagta.

Tartanka Horumarinta Dhalinyarada

Standings

Domestic Youth Football League

PosClubMPWDLFAGDPts
1Banadir Zone440070712
2Cali Xuseen532011839
3Abuu Xaniifa42029638
421-ka November52129728
5Muqdisho42116337
6Baarbe42203306
7Anatolia422034-16
8Shariif Qulateyn41127525
9Raage Ugaas412189-14
10Hoyga Xamar401336-33
11Godeey403128-61
12Maxamuud Mire4040110-90
Scroll to Top