Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Gobalka Banaadir: kaalinta 1-aad ee tartanka 18-aad ee gobalada 2010

Gobalka Banaadir waxaa tartankaas gobalada dalka ku matalayay macalimiinta iyo cayaartoyda magacyadoodu hoos ku xusanyihiin.

Macalimiinta

1-Cabdullaahi Siyaad Maxamed

2-Maxamed Xaaji Cabdulle Abuukar

Ciyaartoyda

Cabdiraxmaan Maxamed Catoosh

Maxamed Xasan Barakaat

Cabdullaahi Ciise maxamuud

Axmed Cusmaan Cabdulle

Cabdi Shariif Abuukar

Ilyaas Cabdulqaadir Barre

Cabdul Qaadir Jaamac Maxamed

Kamaal Cali Maxamed

Cusmaan Sh Axmed

Maxamed Cabdi Nuur Maxamed

Beder Ismaaciil Xasan

Deeq Bucul Digis

Aweys Axmed Maxamed

Xasan Cabdul Qaadir Maxamed

Axmed Cabdul Qaadir Dayib

Cali Maxamed Awow

Cabdi Aadan Kulmiye

Scroll to Top