Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Gobalka Bari: kaalinta 2-aad ee tartanka 18-aad ee gobalada 2010

Gobalka Bari, waxaa uu ka qeyb galay tartankii 18-aad ee nabada iyo horumarinta kubada cagta gobalada Soomaaliya ee ka dhacay Garowe 15-31 December 2010.

Gobalka Bari oo caasimadiisu tahay magaalada Boosaaso, oo ka mid ahaa gobalada ugu ad adag waxaa uu nasiibkiisu usaamaxay in uu galo kaalinta labaad ee tartankii 18-aad ee gobalada dalka Soomaaliya.

Tartankan ayay ahayd markii ugu horeysay ee la qabto muddo 22 sanadood ah, waxaana ujeedka uu xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagtu ka lahaa ay ahayd in lagu mideeyo dhalinyarada Soomaaliyeed ee dagaaladu kala irdheeyeen laguna abuuro is dhex gal iyo nabad.

Gobalka Bari waxaa tartankaas gobalada dalka ku matalayay macalimiinta iyo cayaartoyda magacyadoodu hoos ku xusanyihiin.

Coaches

1-Abshir Cali Yuusuf

2-Jibriil Cusmaan Wardheere

Cayaartoyda

1-Samiir Axmed Nuur

2-Cabdi Fitaax Dheere Xasan

3-Daacad CabdullaahiDaacad

4-Amiin Xasan Daahir

5-Maxamed Muxuyadiin Salaad

6-Mubaarak Maxamed Gaceyle

7-Saki cali Cabdi

8-C/risaaq Axmed Yaasiin

9-Khadar Yuusuf Maxamed

10-Muiuse Cabdi Maxamed

11-Liibaan Cusmaan Wardheere

12-Cali Cusmaan Axmed

13-Farxaan Muuse Salwa

14-Joon Muqtaar Abuukar

15-Yaasiin Maxamed Yaasir

16-Daa’uud Ibraahim Axmed

17-Cabdi Wali Bashe Cabdullaahi

Scroll to Top