Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Guddiga Futsalka

Guddiga Futsal-ku waxaa uu masuul uga yahay xiriirka qaban-qaabada iyo hir gelinta tartamada Futsalka ah. Waxaa uu ka mid yahay guddi hoosaadyada xiriirka.


Si la mida guddiyada kale ayaa guddigan waxaa guddoomiye ka ah xuibin ka mida guddiga fulinta xiriirka Soomaaliyeed ee kubada cagta, waxaana xubnihiisu ay kala yihiin:

Bashir Mahmoud Gesey

Guddoomiye

Abdullahi Ahmed Olow

G/Kuxigeen

Qasim Yahye

Xubin

Mohamed Farah Mohyaddin

Xubin

Dr. Aba Nur Mohamed Aba Nur

Xubin

Mohamed Farah Sacaba Weyne

Xubin

Bashir Ahmed Barre

Xoghaye

Scroll to Top