Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 03/01/2014

Laba cayaaryahan oo keliya ayaa ganaaxyo ka qaatay naadiga Banadir Sports Club intii ay socotay cayaar ay kala hortageen naadiga Dekedda 3-dii Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo daqiiqadaha la ganaaxay intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Abdi Naser Ahmed Yusuf 6 03/01/2014 47th Yellow Card
Mustaf Hassan Omar 26 03/01/2014 64th Yellow Card

 

Scroll to Top