Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 17/01/2014

Laba cayaartoy ayaa laga ganaaxay naadiga Banadir Sports Club intii ay socotay cayartii ay la yeesheen naadiga Jeenyo ee dhacday17-kii Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaax-yadooda iyo waliba daqiiqada uu cayaar yahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Mustaf Xasan Cuma 26 17/01/2014 12th Yellow Card
Abdirahman Ahmed Osman 5 17/01/2014 61st Yellow Card
Scroll to Top