Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: 27/01/2014

Hal cayaar yahan oo keliya ayaa naadiga Banaadir ka qaatay ganaax intii ay socotay cayaartii ay la yeesheen naadiga Gaadiidka ee dhacday 27-kii bishan 2014.

Magaca cayaartoyga, nooca ganaaxa uu qaatay iyo waliba daqiiqada la ganaaxay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

 

Name Number Date minute Caution
Marcel Samsung 12 27/01/2014 52nd Yellow Card
Scroll to Top