Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: 13/01/2014

Hal cayaar yahan oo keliya ayaa naadiga Dekedda laga siiyay ganaax intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada kala ah Dekeda iyo Jeenyo United 13-kii bishan Janaayo 2014.

Magaca cayaaryahanka, nooca ganaaxa uu qaatay iyo waliba daqiiqada uu ganaaxa muteystay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Ahmed Hassan Mohamed 6 13/01/2014 72nd Yellow Card
Scroll to Top