Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 21/01/2014

Ilaa iyo afar cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Dekedda ayaa ganaaxyo qaatay intii ay socotayc ayaartii dhex martay naadiyada Dekedda iyo Gaadiidka ee dhacday 21-kii bishan Janaayo 2014.

Magacyada cayaaryahanada, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo waliba daqiiqada uu cayaar yahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Muqtar Ali Hassan 14 21/01/2014 32nd Yellow card
Mustaf Yacqub Ali 2 21/01/2014 68th Yellow Card
Abdishakur Mahmoud Mohamed 9 21/01/2014 80th Yellow card
Abdinaser Abdullahi Abdi 13 21/01/2014 81st Yellow card
Scroll to Top