Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: Elman: 12/Nov/2013

Laba ka mida cayaartoyda naadiga Horyaalka difaacanaya ee Elman FC ayaa qaatay calaamada Jaalaha loo yaqaano intii ay socotay cayaar aad u adag oo ay la yeesheen naadiga Banadir Sports Club 12-kii November 2013.

Magacyada cayaaryahanada la ganaaxay, numberada funaanadaha ay xirtaan, daqiiqdaha ganaaxyad ay qaateen iyo noocyada ganaaxyada intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Minute Date Caution
Abdullahi isse Mahmoud 10 29th 12/11/2013 Yellow card
Mohamed Nur Abdi 9 66th 12/11/2013 Yellow Card
Scroll to Top