Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 10/01/2014

Hal cayaaryahan oo keliya ayaa laga ganaaxay naadiga horyaalka difaacanaya ee Elman intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Elman VS Savana 10-kii bishan janaayo 2014.

Magaca cayaaryahanka, nooca ganaaxa uu qaatay iyo waliba daqiiqada la ganaaxay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number date Minute Caution
Hassan Ali Roble 6 10/01/2014 90th Yellow card
Scroll to Top