Ilaa iyo sadex cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Heegan ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaar dhex martay naadiyada Heegan iyo Savana 2-dii Janaayo 2014.
Magacyada cayaaryahanada, nooca ganaaxyada ay qaateen iyo daqiiqada cayaaryahan kasta uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.
| Name | Number | Date | Minute | Caution |
| Ahmed Abdulkader Dayib | 17 | 02/01/2014 | 72nd | Yellow Card |
| Sidi Mohamed Omar | 6 | 02/01/2014 | 90th | Yellow Card |
| Deq Abdullahi Nur | 8 | 02/01/2014 | 65th | Yellow Card |
