Ilaa iyo 4 cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Jeenyo United ayaa la siiyay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar ay la yeesheen naadiga Elman FC 1-dii Janaayo 2014.
Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo waliba daqiiqadaha ganaaxyada la siiyay intaba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.
| Name | Number | date | Minute | Cautions |
| Ahmed Abdulkader Da’ud | 11 | 01/01/2014 | 33rd | Yellow Card |
| Bazie Mohamed Bana | 2 | 01/01/2014 | 71st | Yellow Card |
| Ahmed Tahlil Ali | 5 | 01/01/2014 | 80th | Yellow Card |
| Da’ud Abdullahi Hassan | 4 | 01/01/2014 | 78th | Red Card |
