Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: 17/01/2014

hal cayaaryahan oo keliya ayaa ganaax ka qaatay naadiga Jeenyo intii ay socotay cayaartii ay yeesheen naadiyada Banadir Sports club iyo Jeenyo ee dhacday 17-kii bishan Janaayo 2014.

Magaca cayartoyga, nooca ganaaxa uu qaatay iyo waliba daqiiqada ganaaxa la siiyay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Abdulkadir Sharif Muqtar 9 17/01/2014 90th Red card
Scroll to Top