Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 23/01/2014

Laba cayaaryahan oo ka mida naadigada Jeenyo United ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Heegan VS Jeenyo ee dhacday 23-kii bishan Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo waliba daqiiqada uu cayaar yahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihin shaxda hose.

Name Number Date Minute Cautions
Hassan Moahmed Hassan 3 23/1/2014 89th Red Card
Abdulkader Abdirahman Moalim   23/1/2014 87th 2nd Yellow / Red card
Scroll to Top