Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Gaadiidka: Cautions 15/11/2013

Ilaa iyo 6 cayaar-yahan oo ka tiisan naadiga Gaadiidka ayaa ganaaxyo jaale ah qaatay intii ay socotay cayaartii ay 15-kii November la yeesheen naadiga SAVANA.

Cayaartii furitaanka horyaalka kooxda Gaadiidka wax ganaax ah lama siinin laakin maanta ayay xaabsadeen ganaax-yadii ugu badnaa ee hal koox qaadato tan iyo intii tartanku bilaabmay

Magacyada cayaar-yahanada la ganaaxay, numberada funaanadaha ay xirtaan, iyo daqiiqadaha ay ganaaxyada qaateen intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Minute Date Cautions
Abdullahi Ahmed Mohamed 9 25th 15/11/2013 Yellow Card
Mohamed Ibrahim Abdullahi 11 42nd 15/11/2013 Yellow Card
Liban Mukhtar Hassan 14 65th 15/11/2013 Yellow Card
Mahad Nur Farah 2 75th 15/11/2013 Yellow Card
Ibrahim Abdi Mohamed 6 86th 15/11/2013 Yellow Card
Aweys Abdullahi Abikar 16 87th 15/11/2013 Yellow Card
Scroll to Top