Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: 21/01/2014

Hal cayaaryahan oo keliya ayaa ganaax ka qaatay naadiga Gaadiidka intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Gaadiidka iyo Dekedda ee dhacday 21-kii bishan Janaayo 2014.

Magaca cayaaryahanka, nooca ganaaxa uu qaatay iyo waliba daqiiqada uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Mohamed Abdulkader Farah 5 21/01/2014 50th Yellow card
Scroll to Top