Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Baazi Maxamed Nuur oo u ciyaara SITT ayaa jaale ku qaatay cayaar 25-kii Janaayo dhex martay SITT VS Horseed

Baazi Maxamed Nuur oo ka tirsan Kooxda SITT ayaa qalad uu galay Jaale ku qaatay 25-kii Janaayo intii ay socotay cayaar kooxdiisu la yeelatay Horseed.

Daqiiqadada uu cayaaryahankani jaalaha qaatay iyo numberka uu ka cayaaraba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hose.

SITT

Name Number  Date time Caution
Baazi Mohamed Nur 2 25 Jan 61st Yellow
Scroll to Top