Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: 20/01/2014

Hal cayaaryahan oo keliya ayaa ganaax ka qaatay naadiga Savana intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Horseed VS Savana oo dhacday 20-kii Janaayo 2014.

Magaca cayaaryahanka, nooca ganaaxa uu qaatay iyo wliba daqiiqada uuganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Omar Abdirahman Hassan 6 20/01/2014 57th Yellow Card
Scroll to Top