Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: Banadir Sports Club 18/11/2013

Labo ka mida cayaaryahanada Naadiga Banadir Sports Club ayaa la siiyay calaamada digniinta ee jaalaha loo yaqaano intii ay socotay cayaartii dhex martay Banaadir iyo Horseed 18-kii November 2013.

Magacyada cayaartoyda la ganaaxay , numberada funaanadaha ay xirtaan iyo daqiiqadaha ay ganaaxyada qaateen intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Minute Date Caution
Abdi Naser Ahmed Yusuf 6 46th 18/11/2013 Yellow card
Jeylani Abdullahi Mohamed 29 87th 18/11/2013 Yellow Card
Scroll to Top