Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Cali Salaad Cawaale oo jaale qaatay intii ay socotay Cayaar Dhex Martay Elman VS Savana 24-kii Janaayo

Cayaaryahanka La yiraahdo Cali Salaad Cawaale oo u safta naadiga Elman ayaa qaatay calaamada Jaalaha intii ay socotay cayaar kooxdiisu galabta la yeelatay Naadiga Savana.

Ganaaxa uu qaatay Cali Salaad Cawaale ayaa ku cad shaxda hoose.

 

Name Number Date Time Caution
Ali Salad Awale 10 Jan 24 38th minute Yellow
Scroll to Top