Shan cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Savana ayaa ganaaxyo qaatay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Dekeda iyo Savana ee la cayaaray 28-kii Janaayo 2014.
Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo daqiiqada uu cayaaryahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.
| Name | Number | Date | Minute | Cautions |
| Abdirahman Nur Jimale | 8 | 28/01/2014 | 18th | Yellow Card |
| Omar Abdirahman Hassan | 6 | 28/01/2014 | 18th | Yellow Card |
| Abdullahi Ali Ahmed | 11 | 28/01/2014 | 20th | Yellow Card |
| Jama Mohamed Hassan | 21 | 28/01/2014 | 69th | Yellow Card |
| Mohamed Abdullahi Hussein | 18 | 28/01/2014 | 90th | YellowCard |
