Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: 13/01/2014

Hal cayaar yahan oo keliya ayaa naadiga Jeenyo United laga siiyay ganaax intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada kala ah Dekeda iyo Jeenyo United 13-kii bishan Janaayo 2014.

Magaca cayaaryahanka, nooca ganaaxa uu qaatay iyo waliba daqiiqada uu ganaaxa muteystay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Da’ud Abdullahi Hassan 4 13/01/2014 74th Yellow Card
Scroll to Top