Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: 15/11/2013

Mid ka mida cayaar-yahanada Naadiga Savana FC ayaa qaatay calaamada jaalaha sababo la xariira qaladaad ka dhan ah nidaamka kubada oo uu galay intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Savana VS Gaadiidka oo dhacday 15-kii November 2013.

Magaca cayaar-yahanka, numberka funaanada uu xirto, iyo daqiiqada uu ganaaxa qaatay intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Minute Date Cautions
Abdulkader Hashi Osman 17 18th 15/11/2013 Yellow Card
Scroll to Top