Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: 16/01/2014

Hal cayaaryahan oo keliya ayaa Naadiga Heegan FC laga siiyay ganaax intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Heegan VS Elman FC ee dhacday 16-kii bishan Janaayo 2014.

Magaca cayaartoyga, nooca ganaaxa uu qaatay iyo daqiqada uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number date Minute Caution
Deq Abdullahi Nur 8 16/01/2014 42nd Yellow card
Scroll to Top