Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: Banadir. S.C 12 Nov 2012

Qaar ka mida cayaaryahanada muhiimka ah ee naadiga Banadir Sports Club ayaa qaatay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar adag oo ay la yeesheen naadiga horyaalka difaacanaya ee Elman FC 12-kii November 2013

Magacyada cayaaryahanada la ganaaxay, numberada funaanadaha ay xirtaan, daqiiqdaha ganaaxyad ay qaateen iyo noocyada ganaaxyada intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number minute Date Caution
Abdirisak Ali Mohamed 4 37th 12/11/2013 2nd Yellow card
Mahad Omar Ali 20 53rd 12/11/2013 Yellow Card
Mustaf Hassan Omar 26 65th 12/11/2013 Red card
Marcel samson Otugi 12 66th 12/11/2013 Yellow Card
Osman Mohamed Abdulle 14 81st 12/11/2013 2nd Ywllow Card

 

Scroll to Top