Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: Heegan 8 November 2013

Hal cayaaryahan oo keliya oo ka tirsan naadiga Heegan ayaa la siiyay ganaax Jaale ah intii ay socotay cayaartii dhex martay Heegan iyo Gaadiidka 8-dii November 2013.

Magaca cayaaryahanka, numberka funaanada uu xirto, daqiiqada uu ganaaxa qaatay iyo nooca uu ganaaxu yahay intaba shaxda hoose ayay ku cad yihiin.

Name Number Minute Date Caution
Mahad Mohamed Hajji 2 86th Nov 8 2013 Yellow Card
Scroll to Top