Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: Horseed 10 November 2013

Intii ay socotay cayaartii dhex martay Horseed iyo Dekedda oo dhacday 10-kii November 2013, Naadiga Horseed hal cayaaryahan oo keliya ayaa laga siiyay calaamada Jaalaha, sida hoos ku cad.

Magaca cayaaryahanka, daqiiqadii ganaaxa uu qaatay, iyo nooca uu yahay ganaaxa uu qaatay intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Minute Date Caution
Abdi Hussein Ahmed 5 34th  10 Nov 2013 Yellow Card
Scroll to Top