Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaax: Horseed FC 18/11/2013

Shan ka mida cayaar-yahanada naadiga Horseed ayaa qaatay ganaax-yo kala duwan intii ay socotay cayaartii dhex martay naadiyada Horseed iyo Banaadir 18-kii November 2013.

Mid ka mida shanta cayaaryahan ayaa qaatay calaamada gaduudan ee garoonka leysga saaro. Hadaba, magacyada cayaartoyda la ganaaxay, numberada funaadaha ay xirtaan, daqiiqdaha ay ganaax-yada qaateen iyo noocyada ganaaxyada intaba waxaa ay kuc ad yihiin shaxda hoose.

Name Number Minute Date Caution
Abdi Hussein Ahmed 5 81st 18/11/2013 Yellow card
Abas Amin Mohamed 14 88th 18/11/2013 Yellow Card
Abdi Wahid Mohamed Mahad 2 88th 18/11/2013 Yellow Card
Yusuf Mohamed Diriye 24 89th 18/11/2013 Yellow Card
Abdulkader Mohiyaddin Hassan 9 90th 18/11/2013 Red Card
Scroll to Top