Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyadii la siiyay B/Telecom intii ay socotay cayaartii ay la yeelatay Heegan 21-kii bishan

Naadiga kubada Cagta Banaadir Telecom waxaa uu ka qeyb galayaa horyaalka heerka 1-aad ee kubada cagta dalka Soomaaliya, waana naadiga hada heysta horyaainimada dalka.

Naadigani waxaa uu 21-kii bishan cayaar adag la dheelaty naadiga Heegan ee ciidanka Booliska waxaana Banaadir looga badiyay 1-0.
Hadaba intii ay socotay cayaartaas oo aad u adkeyd ayaa cayaartoyda naadiga Banaadir Telecom waxaa la siiyay ganaaxyada hoos ku cad.

Name Date Number Minute cautiom
Abdullahi Abdirahman Jama 21 Jan 16 15th minute Yellow
Ahmed Mohamed Ibrahim 21 Jan 14 39th minute Yellow
Ibrahim Hussein Mohamed 21 Jan 2 49th minute Yellow
Nune Abdi Abti Doon 21 Jan 5 53rd minute Yellow
Abdi Naser Mohamed Nur 21 Jan 15 51st Re Card
Scroll to Top