Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyadii la siiyay Dekedda 10 Nov 2013

Halkan waxaa ku cad ganaax-yadii la siiyay qaar ka mida cayaartoyda naadiga Dekedda intii ay socotay cayaar dhex martay Dekedda iyo Horseed 10-kii November 2013.

Shaxda hoose waxaa ku cad magacyada cayaartoyda, numberadooda, daqiiqadaha ganaax-yada ay qaateen iyo waliba nooca ganaaxyada.

Name Number Minute Date Caution
Ahmed Hassan Mohamed 6 27th 10/11/2013 Yellow card
Ahmed Abdulkader Abokar 4 81st 10/11/2013 2nd Yellow card
A/shakur Mahmoud Mohamed 9 77th 10/11/2013 Yellow card
Mohamed Abdullahi Aboki 15 89th 10/11/2013 Yellow card
Scroll to Top