Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 01/01/2014

Ilaa iyo 5 cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Horyaalka difaacanaya ee Elman FC ayaa la siiyay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar ay la yeesheen naadiga Jeenyo United 1-dii Janaayo 2014.

Noocyada ganaaxyada la bixiyay, magacyada cayaartoyda iyo daqiiqadaha ay ganaaxyada qaateen intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number date Minute Cautions
Yacqub Mohamed Osman 17 01/01/2014 63rd 2nd Yellow Card
Abdulkader Ahmed Omar 2 01/01/2014 55th Yellow Card
Hassan Hussein Mohamed 3 01/01/2014 76th Yellow Card
Mohamed Abukar Dhere 14 01/01/2014 82nd Yellow Card
Mohamed Hassan Ali 15 01/01/2014 85th Yellow Card
Scroll to Top