Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 02/01/2014

Ilaa iyo sadex cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Heegan ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaar dhex martay naadiyada Heegan iyo Savana 2-dii Janaayo 2014.

Magacyada cayaaryahanada, nooca ganaaxyada ay qaateen iyo daqiiqada cayaaryahan kasta uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Ahmed Abdulkader Dayib 17 02/01/2014 72nd Yellow Card
Sidi Mohamed Omar 6 02/01/2014 90th Yellow Card
Deq Abdullahi Nur 8 02/01/2014 65th Yellow Card
Scroll to Top