Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 02/01/2014

Ilaa iyo shan cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Savana ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaar dhex martay naadiyada Savana VS Heegan 2-dii Janaayo 2014.

Magacyada cayaaryahanada la ganaaxay, nooca ganaaxyada iyo daqiiqada uu cayaaryahan kasta ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

 

Name Number Date Minute Caution
Abdimahad Nur Jimale 8 02/01/2014 22nd Yellow Card
Ali Ahmed Said 2 02/01/2014 41st Yellow Card
Aweys Abdullahi Kediye 23 02/01/2014 60th Yellow Card
Omar Abdirahman Hassan 6 02/01/2014 65th Yellow Card
Abdullahi Yusuf Tarabi 20 02/01/2014 88th Yellow card
Scroll to Top