Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 03/01/2014

Laba cayaaryahan oo keliya ayaa ganaaxyo ka qaatay naadiga Dekedda intii ay socotay cayaar ay kala hortageen naadiga Banadir Sports Club 3-dii Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo daqiiqadaha la ganaaxay intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

 

Name Number Date Minute Caution
Abdi Naser Abdullahi Abdi 13 03/01/2014 29th Yellow Card
Mustaf Yacqub Ali 2 03/01/2014 52nd Yellow Card
Scroll to Top