Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 06/01/2014

Laba cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Elman FC ayaa qaatay ganaaxyo kala duwan intii ay socotay cayaar dhex martay naadiyada Elman iyo Gaadiidka 6-dii Janaayo 2014.

Magacyada cayaatoyda, noocyada ganaxyada ay qaateen iyo daqiiqada cayaar yahan kasta uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Numebr Date minute Caution
Abdullahi Yusuf Osman 11 06/01/2014 23rd Yellow card
Sa’ad Saleh Hussein 7 06/01/2014 31st Yellow card
Scroll to Top