Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 07/01/2014

Ilaa iyo sadex cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Horseed ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaar dhex martay Horseed iyo Jeenyo United 7-dii Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, noocyada ganaaxyada ay qaateen iyo waliba daqiiqadda cayaaryahan kasta uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Bashir Aden Iman 16 07/01/2014 23rd Yellow card
Abdulkader Mohamed Haji 6 07/01/2014 24th Yellow card
Abas Amin Mohamed 14 07/01/2014 30th Yellow card
Scroll to Top