Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 07/01/2014

Ilaa iyo sadex cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Jeenyo United ayaa la siiyay ganaaxyo intii ay socotay cayaar dhex martay Jeenyo iyo Horseed 7-dii Janaayo 2014.

Noocyada ganaaxyada la bixiyay, magacyada cayaartoyda iyo daqiiqadaha ay ganaxyada qaateen intaba waxaa ay ku cad yihiin shaxda hoose.

Name Number Date Minute Caution
Ahmed Abdulkader Da’ud 11 07/01/2014 90th Yellow card
Hassan Mohamed Hassan 3 07/01/2014 28th Yellow card
Ahmed Tahlil Ali 5 07/01/2014 81st Yellow card
Scroll to Top