Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 09/01/2014

Ilaa iyo afar cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Banadir Sports Club ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaartii ay Heegan hogaanka horyaalka kagala wareegeen ee dhacday 9-kii bishan Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, nooca ganaaxyada ay qaateen iyo daqiiqada cayaar yahan kasta uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Number date Minute Caution
Dadir Amin Ali 7 09/01/2014 35th Yellow card
Abdirahman Ahmed Osman 5 09/01/2014 76th Yellow card
Adil Nur Ali 11 09/01/2014 83rd Yellow Card
Marcel Samson Otugi 12 09/01/2014 89th Yellow card
Scroll to Top