Xiriirka kubadda Cagta Soomaaliya

Ganaaxyo: 09/01/2014

Ilaa iyo afar cayaaryahan oo ka tirsan naadiga Heegan ayaa la ganaaxay intii ay socotay cayaarytii dhex martay naadiyada Heegan VS Banadir Sports Club ee dhacday 9-kii bishan Janaayo 2014.

Magacyada cayaartoyda, nooca ganaaxyada ay qaateen iyo daqiiqada cayaar yahan kasta uu ganaaxa qaatay intuba waxaa ay ku cadyihiin shaxda hoose.

Name Number date Minute Caution
Mohamed Abdi Hayow 15 09/01/2014 22nd Yellow card
Qasim Ali Mursal 3 09/01/2014 41st Yellow card
Mohamed Ahmed Mahmoud 11 09/01/2014 84th Yellow Card
Mahad Mohiyadin Haji 13 09/01/2014 71 Yellow card
Scroll to Top